*Tani maaha talo maalgashi.
markastana baadh coinka xalaalnimadiisa inta aadan iibsan.
UAE oo Noqotay Xarunta Crypto ee Gobolka
UAE, gaar ahaan Dubai iyo Abu Dhabi, waxay si degdeg ah ugu korayaan sidii xarunta gobolka ee web3 iyo crypto:
In ka badan 650 shirkadood oo crypto ah ayaa ka diiwaangashan DMCC (aagga ganacsiga xorta ah ee Dubai).
ADGM (Abu Dhabi) iyo VARA (Dubai) waxay dhisayaan qaab wada shaqeyn dhaxalgal ah oo amniga iyo maaraynta hantida dhijitaalka ah ku saleysan.
Dalka wuxuu si firfircoon u soo jiidanayaa ganacsatada crypto-ga iyo dadka maalqabeenka ah (HNWIs), isagoo adeegsanaya canshuur la’aan iyo nolol………..
Xogta oo dhamaystiran halkan kala soco.
👇👇👇👇👇👇👇👇
https://x.com/RajoAcademy24/status/1946482708206485521
Teamka newska support sii, si ay dhiira gelin noogu noqoto
oo news laga faaiideysto markasta lasoo dhigo
No reviews yet.